Xaflada qalin jibinta Dufcadii 7aad Markas Binu Jazaari Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Shahaado iyo Abaalmarino lagu gadoonsinayay Arday ka Qalinjebisay Madarasada Qur’aanka kariimka ee Markaska Ibnu Jazaari ee Magaalada Baydhabo ayaa Ardeydaan la Baray Qur’aanka Kariimka ,Tarbiyada Islaamka iyo akhlaaqda Wanaagsan.

Munaasabada Shahaada siinta Dufaacadii 7aad ee ka Baxdo Markaska Ibu Jazaari ayaa waxaa lagu casumaya Waaladiin ,Macalimiin, Aqoonyahano iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here