Xaflada Qalin jibinta Dufcadii 3aad Macahadka Daarul barakaad Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardey Wax ku baratay Machadka Daarul Barakaat oo kamid ah Machadyada Magaalada Baydhabo, oo mudo soo dhiganaayay kuliyadooyinka Waxbarasho ayaa isoo Gabagaboobey.

Waxaana Ardeydan Baydhabo loogu Qabtey Munaasabadda qalin jebinta, waana dufcadii 3aad ee ka baxda Machadka Daarul Barakaat.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here