Xaflada Heshiiska Dhismaha Dekadda Hobyo Oo Muqdisho lagu qabtey.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtey munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo lagu saxiixay heshiiska dhismaha Dekadda Hobyo kaasi oo fulintiisa iska kaashanayaan Ganacsato iyo Shirkadaha deegaanka

Munaasabadda waxaa goobjoog ahaa Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan DFS, mudanayal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here