Xaflad Soo Dhaweyn ah Oo Magaalada Baydhabo Loogu Qabtey Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Baay.

0
239

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin Ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha KG, Wasiirka Warfaafinta, Maamulka Gobolka Baay, Midka Degmada Baydhabo, Ururada Dhalinyarada Degmada Baydhabo, Fanaaniin iyo Masuulin Kale Ayaa Ka Qeyb Galey Xaflad Lagu Soo Dhaweynaayay Gudoomiyaha Cusub Ee Dhalinyarada Gobolka Baay Cabdifataax Axmed Aadan “ Baastey” Kaasi Oo Dhawaan La magacaabey.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here