Xaflad Shahaado lagu Gudoonsiiyay Arday ka Aflaxday Barashada Quraanka Oo lagu qabtay Magaalada Xuddur.

0
392

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ardeydan ka aflaxday Dugsiga Maama Geediya oo ah dugsi lagu barto diini iyo Maadi waxaa loo qabtay xaflad shahaado gudoonsiin ah oo ay ka soo qeyb galeen maamulka degmada Xudur, bahda waxbarashada waaladiin iyo marti sharaf kale.

Maamulaha Iskuulka Maama Geediye Luul Maxamed Nuur oo ugu horeyntii ka hadashay xaflada ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ardeyda qalanjebineysa ay u badan yihiin gabadho waxeyna taa gabdhaha ku dhiiragelineysa in wiilasha ay kula tartamaan waxbarashada

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here