Xaflad Shahaada lagu gudoon siinayay Ardey baratey Culuumta Badda Oo lagu qabtey Berbera.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Maamulka Soomaliland ayaa ka qeyb Galey Qalin Jabinta Jaamacada Culuumta Badda Iyo Kaluumeysiga ee Magaalada Barbara, Waxaana Munaasabadaan oo loo Qabtey Dufcadii 9aad ee Jaamacada Ka soo qeyb Galey aqoonyahano Waxgarad Masuuliyiin Ardeyda iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here