Xaflad loo qabtey Ardey ka qalin jibisey Machadka Alqalam Oo Qardho lagu qabtey

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 46 ardey oo baratay cilmiga diiniga Sida siirada Nabigeena Muxamed Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaate iyo kutaabada Fiqiga islamarkana ka aflaxday Machadka Al-qalam.

Warkung Waliba nig haate Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here