Xaflad Lagu Soodhaweynaayay Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed Oo lagu qabtay Baydhabo.

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida aadka ah loogu yaqaano Deegaanadaan Koonfur galbeed ayaa xaflad soo dhaweyn aheyd loogu qabtay Magaalada Baydhabo.Xafladan oo soo dhaweynta aheyd waxaa soo qaban qaabiyay Dhalinyarada Magaalada Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay Culimo, Macalamiin, Maamuliyaasha qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaala Baydhabo iyo dhalinyaro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here