Xaflad lagu soo Xirayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Maama Geediya Oo lagu qabtey Xudur.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka maama geediya oo ka mid ah iskuulada degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa soo gebgebeeyey sanad dugsiyeedka 2023 ilaa 2024 waxaana xaflada sogootinta ah ee loo qabtey ardeyda iskuulka ka soo qeyb galey qaar ka mid ah masuulinta bahda waxbarashada maamulka degmada waladiin ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here