Xaflad Lagu sagootinayay Ardayda Fasalka 12aad Iskuulka Mustaf sheekh oo lagu qabtey Baydhabo.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanad Dugsiyeedka 2023-2024 ee iskuulaadka ayaa maraya gabagabo, waxaana iskuul kasta lagu qabanaya Xaflada Dhaabuurkii ugu Dambeeyay ee iskuulka gaar ahaan ardeyda fasalada 8aad-ka iyo 12aad.

Iskuulka Mustaf sheikh waxaa ka mid yahay iskuulaadka magaalada Baydhabo, waxaana Ardeyda fasalka 12aad loo qabtay Xafalada sagootinta iyo Xiritaanka dhaabuurkii ugu dambeeyay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here