Xaflad lagu dhiirigelinayay Ardeyda dhameysatey Dugsiga Sare Oo lagu qabtey Degmada Beledxaawo

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu soo gabogabeynayey sanad dugsiyeedka dugsiga sare isla markaana lagu dhiiragelinaayey Ardeyda sanadkaan dhameysatey dugsiga sare ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Ganacasatada degmada Baladxaawo,waaladiin Aqoonyahno Ardey iyo marti sharaf kale.

qaar ka mid ah marti sharaftii ka soo qeyb gashey munasabadaan oo lagu qabtey degmada balad xaawo ee gobolka gedo ayaa waxey dhiiragelin u jeediyeen ardeyda dhameysatey dugsiga sare ayigoo kula dar daarmey in ay sii wadaan dedalkooda waxbarashadooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here