Xaflad Lagu dhiiri gelinayay Ardeyda Jamacada Alpha Oo lagu qabtey Degmada Ood-weyne.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddaan ayaa waxaa soo agaasimey maamulka jaamacadda Alpha faraceeda degmada Ood-weyne, waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Daad-madheedh kan degmada bahda waxbarashada, mas’uulin, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Munaasabadda ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay oo heerarkii ay soo mareen Jaamacadda iyo ardada ka warbixiyay Engneer Maxamed Salaad Muuse maamulka guud ee Jaamacadda Alpha faraceeda degmada Ood-weyne.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here