Xaflad Lagu Dhiiragelinaayay Arday Baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo

0
221

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad balaaran oo ay ku qalan jabinayeen Arday baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka ee Qoolkii Eebe ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay Agaasimaha waxda Awqaafta iyo arimaha diinta Koonfur Galbeed, Culimaa’udiin, arday, waaladiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here