Xaflad lagu caleema-saarayay guddoomiyaha Sportska Gobolka Gedo Oo lagu qabtay degmada Baladxaawo.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladan oo aheed mid si heer Sara ah loo so agaasimay islamarkaana lagu lagu caleema-saarayay guddoomiyaha Sportska Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay degamda Baladxaawo waxaana ka soo geyb galay xafladan Gudoomiyah Arimaha bulushada , gudoomiyaha dhalinyarada degamada , gudoomiyaha Sportska degmada Luuq, macalimiin, dhalinyarada ciyaartooyada yo masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi