Xaflad Lagu Abaalmarinaayey Ardeyda Iskuulka Al Amaar Oo Ka dhacdey Baydhabo

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda danyarta ah ee ku nool kaamamka magalada baydhabo ee wax ka barta iskuulka al amaar rimary And Secondary Iskuul ayaa magalada baydhabo looga qabtey Xafladaan lagu abaal marinaayey ardeyda taasi oo ah dedaalka ay geliyeen waxbarshadooda.

Munaasbada ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka iskuulka macalamiin waaladiin gudiyada kaamamka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here