Xaflad lagu Abaal marinayey Ardey bartay Qur’aanka Oo lagu Qabtey Xudur.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladaan oo aheyd mid loo qabtey 12 ardey oo dhameystey Qur’aanka kariimka ee qoolka Eebe ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Degmada Xudur, Maamulka Madaradasa Ibnu Cabaas ee ay Ardeyda ka Barteen Qur’aanka, Qaar ka mid ah Culimada Degmada, waladiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here