Xaflad lagu abaal marinayay Guulaystiyaasha Tartankii iskuulka Carafaat oo lagu qabtey iskuulkaasi

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan ayaa aheyd mid lagu bixinaayey abaalmarino kala duwan ayaa lagu qabtey iskuulka Carfaad ee magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay,Waxaana Munaasabada ka soo qeyb galey masuuliyiin ka socotey Wasaarada Waxbarshada KGS Macalamiinta jamacadaha Maamulka iyo macalamiinta iskuulka Carafaad walaadiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here