Xaflad lagu Abaal Marinaayey Qaar ka mid ah Ardayda Jaamacada Baraawa Oo Lagu Qabtay Magaalada Marko.

0
318

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacada Baraawe ee Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelada Hoose ayaa munaasabad ay qabatay waxaa Ardeyda ka qalab jabisay Jaamacadaasi ku soo bandhigeen arimo la xariira Seyniska.Munaasabada ayaa goob joog ka ahaayeen maamulka degmada, aqoonyahanada ku sugan marko, macalamiin, waaladiinta ardeyda iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here