Xaflad ay ku qalinjibinayeen Arday Ka baxday Machdka Salaaxudiin Oo Lagu Qabtay Buurdhuubo.

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan loo qabtey 17 Arday wax ka baratey machadka waxbrashada Salaaxudiin Al ayuubi Ee Degmada Buurdhoobo kuwaas oo bartey Kutubada Culuumta Diiniga, iyadoona halkaasi lagu gudoon siiyey Shahaada Dugsiga sare ee Wasaarada Waxbarashada XFS si loo dhiiri geliyo

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax ka socotey Wasaarada Culumaahudiin waalidiin Maamulka Degmada Buurdhuubo iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here