Xaflad ay ku qalin jabinayeen Ardey Ka Aflaxdey Iskuulka Elif Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladaan ay ku qalin bedelanayeen Ardey dhameysatey Culuumta kala duwan ka baratey Machadka Elif Per University College ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masluuliyiin Macalimiin iyo qeybaha kala duwan Bulshada si ay goobjoog uga noqdaan Xaflada lagu dhiiri gelinaya islamarkaana lagu abaal marinayey Ardeydaasi

Maamulaha Macahadka Elif PU College ayaa si kooban u sharaxey Maraxaladihii uu soo marey Machadkaan iyo Ardeydaan hada dhameysatey iyo waxa ay barteen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here