Xaflad ay ku qalin jibinayeen Ardey dhameysatey Fasalada Dugsiga Hoose Oo Baledxaawo Lagu qabtey

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan oo ay aheyd mid ay ku qalin jabinayeen dufcadii 17aad ee faslka tawjiid isla markaana lagu soo xiraayey dugsiga hoose dhaxe ee  sheekh macalin nuur ee degmada baladxaawa ayaa waxaa ka soo qeyb galey macalimiin culimaa’udiin waladiinta ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here