Xaflad ay ku qalin jibinayeen Ardey baahiyaha gaarka qabta Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin badalanayeen Ardey isugu jirta kuwa baahiyaha Gaarka ah qaba iyo kuwa kale oo ka wada tirsan Iskuulka Mustaqbal oo lagu qabtay Baydhabo ayaa waxa ka soo qeyb galay gudoomiyaha waxabarashada Gobalka Baay, macalimin, wax garadka magalada baydhabo, Hay,addaha taaba geliya waxbarashada iyo qeyba kala duwan ee bulushada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here