Xaflad ay ku qalin jabinayeen Ardeyda Fasalka 8aad Iskuulka Horseed Oo Lagu qabtay Kismaayo.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga hoose dhexe iyo sare Horseed ee Magaalada kismayo ayaa xaflad qalan jabin ah iyo shahaado guddoonsiin ah u qabtay ardayda fasal 8,aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha Waxbarasshada degmada Kismaayo, maamulka, macalamiinta, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here