Xaflad ay ku qalin jabinayeen Arday Ka Aflaxday Machadka Al-furqaan Oo Lagu qabtay Degmada Xuddun.

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad Balaaran ayaa Waxaa loogu qabtay Degmada Xuddun ee Gobolka Sool Sodon iyo Lix Arday Oo dhamaysay Machadka Al-furqaan,ku waas oo Mudo Shan sano ah soo Dhiganayey Machadka.

Waxaa Xafladda Qalin-jabinta ka qeyb-galay Culimaa’udiin, Macalamiin, Odayaal, Ganacsato, Masuuliyiin iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan ee Degmadda Xuddun ee Gobolka Sool.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here