Xaflad ay ku qalan Jebinaayeen ku dhawaad 30 Arday Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin Culimaa’udiin iyo Marti sharaf kale, taasi oo ay ahayd sidii loo dhiiri gelin lahaa Ardeydaan ka qalin bedeletey Machadka Shaamil Culuumu Shareeca Dufcadii koowaad Sodon Ardey,islamarkaana la baraayey Akhriska iyo qoraalka.

Maamulaha Guud ee Machadka Shaamil Culuumu Shareeca Fu’aad Nuur Cumar iyo Shekh Mahamed Daash oo ah Aas aasaha Xarunta ayaa waxa ay ka warameen maraxaladii ay la soo mareen Ardeydaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here