Xaflad ay Ku Qalin-jabinayeen Ardey Dhameysatay Barashada Qur’aanka Kariimka Oo Lagu Qabtay Degmada Xudur

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madarasada Ibnu Cabaas ee Degmada Xudur xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa uu qabtay munaasabad Shahaadooyin lagu gudoon sinaayay Ardey baratey akhriska qur’aanka kariimka, tirada ardeydaan ayaa waxey gaareyaan ku dhawaad Tobon Arday.

Munasabadaan ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka Degmada Xudur, maamulka waxbarashada Degmada, Odeyaasha dhaqanka, waalidiin iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here