Xafiisyo Lagu Kordhinayo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Soomaaliland Oo la dhagax dhigey.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo harumarinta reer miigga maamulka Soomaaliland Mudane Saciid Suli Maxamed ayaa dhagax dhigay dhismaha mashruuca barwaaqo iyo harumarinta reer miigga maamulka Soomaaliland.

Munaasabadda lagu dhagax dhigaayay mashruuca ayaa waxaa goob-joog ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha, masuulin ka socotay mashruuca Barwaaqo iyo qaar kamid ah agaasime waaxyada Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo harumarinta reer miigga maamulka Soomaaliland.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here