Xafiiska Ururka Qareenada Jubaland Oo Xarig laga jarey

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Abdishakuur Sheikh Maxamed, ayaa Xariga ka jaray Xafiiska Qareenada Jubbaland ee dhawaan la Hergaliyay.

Waxaa Munaasabada ka qeyb-galay Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubaland,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Jubaland,Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubaland, Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Baarlamanka Jubaland iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here