Xafiiska bixinta Basaboorada Laantiisa 8aad Oo laga hirgeliyey Magaalada Laascaanood.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waa Xafiiska 8aad oo ay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaaliya ku yeelata Magaalada Laascaanood oo ah Xarunta Maamulka SSC Khaatumo kaa soo dhawaan lagu wado in Xariga laga jaro isagoona Bilaabay Bixinta Adeegga Passaporka Soomaaliya Bulshada ku dhaqan deeganadaas helitaanka Passaporka dhibaata badan u mari jireen

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here