Xabsiga dhexe Ee Magaalada Kismaayo Oo lagu wareejiyey agab Caafimaad

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ay la socdeen qaar kamid Saraakiisha Wasaarada Caafimaadka ayaa kormeerey Xabsiga dhexe Ee Magaalada Kismaayo islamarkaana maamulka xabsiga dhexe ee degmada ku wareejiyay agab caafimaad oo muhiim ah,si loogu faaideeyo Bukaanada Xabsiga ku jira.

Gaanshaale Mahamed Caaqil Xirsi Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Kismaayo ayaa ka mahadceliyey agabka iyo Daawooyinka a
caafimaad ee la soo gaarsiiyey

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here