Xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo oo dayactir lagu sameyn doono.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad mudo 40 sano ah ayuu dhisan yahay xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo kasoo anan helin wax dayac tir ah waxaana uu burbur aad u weyn uu kajira dhammaan qolalka xabsiga.

Waxaa hada socdo qorshe lagu  daysctirayo Xabsiga weyn ee magaalada Kismaayo,kaas oo dhismihiisa dhawaan bilaaban doono.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here