Xaalado caafimaad darro oo soo food saaray dadka ka barakacay fatahaadda Baladweyne.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tan iyo Markii uu Magaalada Baladweyne ku fatahay Webiga Shabeelle wuxuu geystey Saameyn kala duwan waxaana kamid ah indadka qaar Xaafadaha ay ku sugan yihiin ay soo wajahdey Caafimaad daro

Dr Maxamad Cabdi Salaan oo kamid bahda caafimaadka ee Baladweyne ayaa sheegay in qaar kamid ah dadka ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle ay xiligaan soo wajahday xaalad caafimaad darro kadib markii biyaha ay ka dhasheen cuduro kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here