Xaaladaha Bani’aadanimo ka jira Gobolka Sh.Hoose Oo Laga Shiray.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulanka Sedax Bilaha ah ee Wasaaradda Gargaraka ay la yeelato Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Kulanka waxaa Diirada lagu saaray Xoojinta wax ka qabashada Arimaha Bini’adanimada, la socodka Isbedelka Cimilada, udiyaar Garowga Munaasabada Maalinta Dhagooliyaasha iyo Warbixino la Xariira Xaalada Bini’adanimo ee ka jira Degmooyinka Kuntu Waarey iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here