Xaalada ay Ku nool yihiin Dadka Barakacayaasha ah Ee Degmada Diinsoor oo Laga Deyrinayo.

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wax ka qabashada Xaalada aadka u daran ee ka taagan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay Dhinac noolasha gaar ahaan maciishada ayaa kulan arrimahaasi looga hadlayay waxaaa yeeshtay maamulka Degmada iyo masualiyiinta iyo Hay,adaha Degmada Jooga.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here