Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Mahadaay ayaa ka warbixiyay xaalada dhanka nolosha oo soo wajahday bulshada ku nool deegaanka jameeco dagiiran oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi Mahadaay.

qaar ka mid ah bulshada deegaanka ayaa waxy sheegen in ay jiraan baahiyo biyo yare,waxbarasha la’aan heyso carrurta,cafimaad daro.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here