Xaalad Biyo Yari Xoogan Oo Ka Jirta Degmada Doolow

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaalad biyo yari daran ayaa laga soo sheegayaa Degmada Dollow, iyadoo shacabka halkaa ku dhaqani ay lasoo deristay xaalad u muuqata abaar maadama aan helin Rooban ku filan oo dadka ugu badan ay saameynta ku yeelatey biyo yaradi waxaa kamid ah dadka degan Xirooyinka barakacayaasha,

Dadka ayaa biyaha ka dhansada Wabiga oo caafimaad ahaan aan wanaagsaneyn madaama biyaha ay yihiin kuwa wasaq ah maadama dadka qaarkood aan awoodiin lacagta biyaha ay ku ibsadaan.

Warkung waliba Nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here