Xaafado Hor leh Oo Looga Barakacay Fatahaada ku dhufatay Baladweyne.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne waxay kamid tahay Magaalooyinka Mara wepiga Shabeele Xili roobaadkan Deyrta ayaa waxaa laga digaayey in Webigu uu ftahaad xoogan uu sameyn karo taasna ka dhalan karta dhibaatooyin kala duwan,hasa ahaatee waxaa webigii uu bilaabey in uu Fatahaad sameeyo qoysas badan qasab ku noqotey in ay guriyahooda ka barakacaan qaarkoodna ay mar horeba qaateen digniinaha Hey;adaha Dowlada halka qaarkoodna hada guriyahooda biyaha uga soo galeen.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here