Xaafadda Cadaada ee Magaalada Baydhabo Oo Laga Hirgeliyey Maqaaxida Kaamil Resturant And Cafeteria.

0
298

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Ku Soo Badanaaya Dhismiyaasha Goobo Muhiim u ah Bulshada Ku Nool Magalada Iyo Degaanada Hoos Yimaada Kuwaasi Oo u Badan Maqaaxidaha Laga Cunteeyo Oo Qeyb Ka ah Hormarka Ganacasi Waxaana Soo Kordhiyey Qaar Ka Mid ah Dhalinyarada Degaanka.

Waxaa Xaafada Cadaada Ee Magalada Baydhabo Lagu Daah Furey Maqaayad Lagu magacaabo Kaamil Oo Ka Mid Noqan Doonta Goobaha Casriga ah Laga Cunteeya Ee Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here