Xaafadaha Baladweyne Oo laga Barakacay kadib Daadad ku soo Rogmaday.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)24kii saac ee la soo dhaafey Waxaa Magaalada Beledweyne ka da,ayay roobab Xoogan oo saameeyey dadka danyarta ah ee ku nool Magaalada iyo qeybaha Bulshada Deegaanka iyadoo boqolaal Qoysas ah ay guriyihii ay deganayeen ka carareen Maadama Xaafadaha ay daadad soo galeen guriyaha qaar xitaa ay Burbureen.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here