Wiilkii Galay Kaalinta 1aad Imtaxaanka Fasalka 8aad KG Oo Dareenkiisa ka hadlay

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka KGS ayaa horey u shaacisay natiijooyinka imtixaanka fasalka 9,aad ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 kaasi oo sanadkaan ardada natiijooyin fiican gaaray.

Cabdixafiid Wiirow Isaaq oo kamid ah ardada dhigata dugsiga hoose, dhaxe sare Al-Bishaa’ir ee magaalada Baydhabo ayaa kaalinta koowaad ka galay fasalka 8,aad dugsiyada KGS.

Cabdixafiid Wiirow oo ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay kaalinta uu galay ayaa sheegay in dadaal iyo duco waalid uu ku gaaray natiijidaan uu keenay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here