Wiil dhallinyaro ah oo Wadooyinka Muqdisho ku wareejiya farshaxan lagu qurxiyo Xafiisyada.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan shaqa la’aanta ka jirta dalka ayaa waxaa saameyn ku yeeshey dhalinyada soomaliyeed oo isugu jiraan kuwa wax soo bartey iyo kuwa aan wax soo baran, waxaana jirta dhalinyaro fara badan oo isaga tagay dalka si ay dalalka kal ay uga raadsadaan shaqo ayigoo safarkoodi kala kulmo daruufo kal duwan, balse waxaa jira dhalinyaro la yimaada hal Abuur kala duwan oo ay tahay Xirfado iyaga u gaar ah kuwaasi oo ka Maareeya Noolashooda.

Hadaba Ismaacil Xaruun Oo ka mid ah Dhalinyarad ku nool magalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa waxaa uu ka mid yahay Dhalinyarada Ku Shaqeysta Xirfadooda asigoona Sameeya Qalab yar yar Oo Lagu Qurxiyo Xafiisyada Guriyaha iyo Goobaha Kale Asiga oo soo Saara Doomo Diyaarado Iyo Agabyo kale kana Sameeya Alwaaxiyo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here