Wiil dhalinyaro oo dhameystay Heerka 1aad ee Jaamacadda Oo Dalbaday in Shaqa Abuur loo sameeyo

0
294

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Zakariye Mustaf Keerow waxaa uu ka mid yahay dhalinyaradii wax u soo bartey dadka iyo degaanadaan koonfur galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhabo heerkiisa wax barasho waxey gaarsiisan tahay ilaa iyo heer jaamacadeed, Wuxuuna soo bartey kuliyada maamulka iyo mareynta afar sano oo ayuu ku maqnaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya.

Waxbarashadiisa iyo dib ugu soo laabashada Magaalada Baydhabo Zakariye Mustaf waxaa uu rajeynaayey in uu heli doono fursado ah in uu aqoontiisa ugu adeegi doono balse taasi ma aysan dhicin ku dhawaad hada waxaa uu yahay shaqo la’aan.

Warbixintan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here