Wiil Dhalinyaro ah Oo Abuurtay Fursad Ganacsi uu ku Maareeyo Nolosha Reerkiisa.

0
318

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wuxuu sheegey iibinta biyaha cabitaanka in uu  kaga badbaadey fikirada qaldan sida  tahriibka iyo in uu baaga muudo uu ku ahaado Magaalada Baydhabo asigoo hada uu leeyahay xaas iyo 2 carruur, Hafow Cali wuxuu ka mid yahay dhalinyarada abuuratey shaqooyinka yar yar ee ka furtay suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo asigoo sheegay in tani ay tahay bilow fiican.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here