Wiil Dhalinyaro ah Ku nool Baydhabo Oo La yimid Hal-Abuur ku Cusub deegaanka.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira dhalinyaro badan oo leh hibooyin kala duwan oo ugu horeyso Xirfadaha Gacanta hasa yeeshee aysan helin taageeradii ay u baahnaayen halka qaar koodna aysan jecleyn in ay ku shaqeystaan iyagoo ka door bida Xafiisyada Dowlada iyo Hey’adaha

Qadar Ali Nuur waa uu ka duwan yahay dhalinyarada kale wuxuu la yimid hal abuur una bedeley shaqa maalmeedkiisa isagoo soo saara Boorsooyinka gacanta lagu qaato kabaha dumarka iyo Ragga isagoo ku dhax sameeya Gurigiisa ku yaala Baydhabo maadama uusan awoodin in qol magaalada ka dhax kireysto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here