Wiil Dhalinyaro ah ku nool Baydhabo Oo fursado Ganacsi ka abuurtay Suuqa online-ka.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Eng. Ciise Xasan Abuukar waa aas aasaha Raadsan Electronic Company oo ah xarun lagu iibiyo dhamaan agabka kala duwan ee Computer’ka iyo wax yaabaha kale ee hoos yimadaa Computerada, waxayna wax ku iibisaa qaab Online ah.

Xarun lagu iibiyo wax yaabaha Electronic Online ah oo magaalada Baydhabo wax ku cusub ah ayaa Eng Ciise wuxuu ku sheegay in ay tahay qaab dadka wax ku soo dalban karaan iyagoo jooga magaaladooda madaama goobaha wax lagu iibiyo ay u guureen qeyb Online ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here