Wiil dhalinyara ah Baladweyne ku nool Oo Shaqo abuur Sameystay.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ismaaciil Xassan Cabdulahi oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne islamarkana ka qalin jabiyay jaamacadda Plasma hal sano ka hor ayaa ku dhiiraday inuu bartamaha magaalada Baladweyne ku iibiyo cabitaanka laga shiido qudaarta dalka kadib markii shaqo uu ku wayay cilmigii uu ka bartay jamaacadda,Waxa uu ka hadlay waxa ku kalifay in uu shaqeeyo shaqadan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here