Shirka Nabadeynta Beelo ku dagaalamay Degmada Diinsoor Oo La dahfuray.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gogoshan nabadeed ayaa dhawaan waxaa ku dhawaaqay Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen taasi oo loo dhigay labo beelood oo walaalo ah oo tabashooyin kala qabay.

qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka oo kulanka qeyb ka ahaa ayaa waxay ka hadleen muhiimada ay leeydahay Nabada iyo in la joojiyo in dhiig Muslim aan si macana dara ah loogu daadin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here