Wejiga koowaad dib u heshiisiinta Beelo ku dagaalamay Deegaanka Lambar Konton Oo Bilowday.

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Deegaanka Lambar Konton ee Degmada Awdheegle si Rasmi ah uga Furmay Gogol lagu Heshiisiinayo Beeralay Ku dagaalamay Beero u dhexeeya Bariire iyo Lambar Konton kaas oo ay gar wadeen ka yihii Dowlad Goboleedka KG iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Goobta Gogosha la dhigey ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano Saraakiisha Laamaha Amniga Maamulada Deeganadii lagu dagaalamay Odayaasha Laba Dhinac iyo Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here