Webiga Shabeelle oo looga cabsi qabo in fatahaad ku dhufto Xaafadaha qaar ee Baladweyne.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne ayaa buux dhaafay kadib markii daadad badan ay ka soo rogmadeen dhulka dowlad deegaanka Somalida oo uu ka yimado webiga.

Heerka lagu cabiro biyaha webiga ayaa hadda maraya numberka 9-aad oo kan ugu dambeeya iyadoona laga cabsi qabo fatahaad uu geysto webiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here