Webiga Shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hoostaga Jowhar.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Webiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay tuulooyin hoostaga Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle, Dadka deegaanka oo u badan Beeraley ayaa ka barakacay deegaannadooda si aanay waxyeello uga soo gaarin fatahaaddaas.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan, Guddoomiyaha Magaalada Jowhar Cismaan Maxamed Mukhtaar Beerey, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maareynta Musiibooyinka DG Hir-Shabeelle iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta tegay tuulooyinkaas.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here